Waa maxay Dahaadhku iligga ama ilkaha galiska ahi( Dental Crown and Bridge)?
Dahaadh(Dental crown); Waa ilig u eeke lagu dahaadho iligga kolka gidaarada iligga uu Suusku dhammeeyo ama jug iligga soo gaadhay saddex meelood ay laba meel jabtay. Ilkaha galiska ah(Dental Bridge): ilkaha galiska ah oo noocyadoodu badan yihiin waxa loo Sameeya kolka qofka ilig ama ilko ka maqan yihiin.

