Waa maxay qalliinka Cirridka lagu qurxiyo?
Qalliinka cirridka(Gingivectomy); Waa qalliin fudud oo lagu sameeyo Cirridka, kolka uu xoog u bararo ama u waynaado, sidoo kale waxa kale loo sameeyaa qalliinkan dadka leh ‘Gummy Smile’. iyadoo loo samaynayo hab casri.

