Waa maxay Dahaadhku iligga ama ilkaha galiska ahi( Dental Crown and Bridge)?
1: Dahaadh(Dental crown):
Waa ilig u eeke lagu dahaadho iligga kolka gidaarada iligga uu Suusku dhammeeyo ama jug iligga soo gaadhay saddex meelood ay laba meel jabtay. Ilkaha galiska ah
2: Ilkaha Galiska ah (Dental Bridge):
ilkaha galiska ah oo noocyadoodu badan yihiin waxa loo Sameeya kolka qofka ilig ama ilko ka maqan yihiin.

