We must explain to you how all seds this mistakens idea off denouncing pleasures and praising pain was born and I will give you a completed accounts off the system and expound.
Shalay waxa aanu wakhti la qaadannay oo casharro wacyi galin ah oo ku saabsan Caafimaadka AFKA iyo ILKAHA la wadaagnay ardayda wax ka barata dugsiga Somaliland Maarif Schools.Waxa aanu u mahad celinaynaa maamulka, macallimiinta iyo ardayda ba.
https://www.facebook.com/100063561544460/videos/558649116368815