We must explain to you how all seds this mistakens idea off denouncing pleasures and praising pain was born and I will give you a completed accounts off the system and expound.
Waa maxay Nadiifinta ama Dhaqidda ilkuhu(Scalind and Polishing)?
Nadiifinta ilkuhu Waa hab lagaga nadiifinayo dhagaxa/shucaabiga ama huurada ku samaysma halka cirridka iyo Iliggu isaga yimaaddaan ama Cirridka hoostiisa.