preloader

Waa maxay Beerista ilkahu(Dental implant)?

Beerista iligga/ilkuhu waa hab lagusoo celiyo iliggii kaa maqnaa ama ilkihii ka maqnaa iyada oo bool(Titanium post) la galinayo lafta daanka ka dibna lagusoo dul dhisayo ama la galinayo dahaadh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *