preloader

Caddaynta Ilkaha(Teeth Whitening)

Caddaynta ilkaha waxa la sameeyaa kolka ilkaha midabkoodu is beddelo, Inta badan Midabka ilkaha waxa beddela Balwadaha qaar sida: Sigaarka iyo Qaadka. Waxa kale oo beddeli kara cuntoooyinka qaar, Shaah iyo Bunka, Dabarka/Magaraka iyo Daawwooyinka qaar. Jug iligga wakhti hore kaa soo gaadhay oo aanad daawayn, Sharaabka shoodha leh iyo Joogtaynta cabbitaanka liin dhanaantu ku jirto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *