preloader

Birta Ilkaha lagu qurxiyo(Braces)?

Birta ilkaha waxa lagu toosiyaa ama lagu saxaa ilkaha raaran, kuwa qallooca, Afka furan, Qaniinyada ilkaha, kuwa hore usoo baxsan, ilkaha gudaha ku jira iyo gawsaha is khaldan isu dhaafsan. Da,ada ugu habboon ee loogu xidhi karo qofka waa 10 jir ilaa 14 jir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *