preloader

Ilkaha Carruurnimo malla dawayn karaa?

Waalidku waa in uu ka war hayo in ilmaha yar cirridka loo nadiifin karo, ilkaha carruurnimo dhuux daawayn loogu samayn karo, sida oo kale buuxin loo samayn karo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *