preloader

Goorma ayaa iligga la buuxiyaa(Dental Filling)?

Iligga waxa la buuxiyaa marka uu Suus galo inta aanu dhuuxa gaadhin, ama ka bacdi marka dhuux daawayn loo sameeyo, iyo kolka iligga ay jug ku dhacdo ee uu jabo, ama uu dillaco.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *